Home News in English Socialdemokraterna Sharuudaha lagu barto Luuqada Swidhishka oo la adkeenayo..

Socialdemokraterna Sharuudaha lagu barto Luuqada Swidhishka oo la adkeenayo..

0

Xisbiga Socialdemokraterna oo maana shir jaraa.id qabtay ayaa soo bandhigay sharci lagu adkeenayo barashada luuqada swidhiska.

Sharuudaha lasoo bandhigay waxaa ugu muhiimsan in qofka aan aqoon luuqada Swedhiska laga jaro lacagta caawinaada ee loo yaqaano ( socialbidrag ) sida ay sheegtay EKot.

Sharcigan uu soo bandhigay Xisbiga Socialdemoktaterna ayaa qabandoona dadka sharciga ku helay dalka ee aan shaqeyn isla markana luuqada garaneyn iyo sidoo kale dadka magangalyo doonka.

Wasiirka shaqada iyo meeleeynta Ylva Johansson iyo wasiirka dhaqaalaha Magdalena Andersson ayaa soo bandhigay sharcigan kadib shir jaraa.id ay qabteen.

Hay.da wararka sweden ee TT ayaa qortay in arintaasi uu la xiriiro in qofka uu tago goobtiisa waxbarashada lakin aysan jirin sharuud kale sida imtixaan ama tijaabo laga qaado qofka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here