Home News in English Swedhan Xisbi ku biiray Qorshaha Sharciga lagu siinayo Dhalinayrada..

Swedhan Xisbi ku biiray Qorshaha Sharciga lagu siinayo Dhalinayrada..

0

iyadoo dhalinyaro badan oo kaliygii socod ah ay dalka soo gaareen kuwaasi oo badankooda ka yimid dalka Afganistan ayaana qaarkood waxaysan helin sharciga halka kuwa kale xoog loogu celshay dalkooda.

Dowlada Sweden ayaana soo bandhigtay qorsho fursad lagu siinayo dhalinarada kaligood socodka kuwaasi oo dalka soo gaaray wixii ka horeeyay bishii november 2015.

Sharciga dowlada ayaa lasoo bandhigay bishii January ee sanadkan markaasi oo dowlada sheegtay in 9 kun oo dhalinyaro ah lasiinayo fursad ku joogaan dalka.

Xisbiga Centerpartiet ayaa taageeray qorshaha dowlada kaasi oo sheegay in ay ( Ja ) ama haa dhihidoonaan marka la horkeeno Barlamaanka arintaasi ayaana fursad siineysa Dowlada in ay hindisahaasi horgeyso barlamaanka.

” ula jeedka wali uu wadag yahay lakin lakin Xisbiga dhexe waxa uu u arkaa mid muhiim u ah dhalinyaro badan oo afganistan ah ” Annie Lööf ayaa sidaasi sheegtay.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here