Sunday, September 14, 2025

Wadankee ayuu u dhashay Ninkii Dadka ku laayay Dalka Norway

0
Habeenkii Xalay nin Ayaa Dad ku laayay Magaalada Kongsberg ee Dalka Norway isagoo adeegsanaya Falaar iyo Qaanso sida aan horay uga akhrisateen bogeena Somaliska. Wararka...

Booliska Norway: Dhawaan ayuu Qaatay Diinta Islaamka Ninka Dadka laayay Xalay

0
Xalay magaalada Kongsberg ee Dalka Norway waxaa ka dhacay Weerar loo adeegsaday Qaansada iyo Falaar. Ku dhawaad 5 Qof ayaa ku dhimatay weerarka waxana dhacdadaasi...

War hada Ah: Dalka Norway oo dhoor Qof lagu dilay goor dhow Weerar ka...

0
Dhowr qof ayaa lagu dilay kuwa kalena waa lagu dhaawacay dalka Norway kadib markii nin adeegsanaya qaanso iyo falaar uu weerarka geestay. Booliska ayaa ku...

Raisal Wasaaraha Norway Erna Solverg oo Xilka iska Casishay maanta,

0
Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa maanta iska casishay xilka Raisal wasaaraha Dalka. Erna ayaa maanta soo afjartay mudo 8 sano oo xilkaasi ay heysay...

Wiil Somali ah oo lagu dilay Caasimada Oslo ee Dalka Norway

0
Wiil Somali ah ayaa lagu dilay Caasimada Dalka Norway ee Oslo gaar ahaan mortensrud. Dilka ayaa dhacay Khamiisti iyadoo Wiilka Somaliga uu u dhintay dhaawac...

Dowlada Norway oo si rasmi ah u furtay Xadka Dalkeeda ee Sweden

0
mudo sanad iyo bar dowlada Norway waxay si rasmi ah u furtay Xadka dalkeeda ee la wadaagto Dalka Sweden. Mudada uu xadka xirnaa waxaa wadooyinka...

Erna Solberg oo Taariikh ka Sameysay Doorashada Wadanka inkastoo aysan Noqondoonin Raisal Wasaare

0
Raisal Wasaarihii hore ee Norway Erna Solberg ayaa guul-daro kasoo gaartay doorashadii dhawaan dhacday lakin waxay wadankaasi ka sameesay Taariikh Cusub oo dhacday 100...

Norway oo 15,000 kroner ku Ganaaxday Nin Tareen ku dhex Qufacay

0
Nin 40 sano jir ah una dhashay Norway ayaa lagu xukumay Bixinta lacag gaareysa 15,000 kroner kadib markii uu ku dhex Qufay Tareen sida...

Sweden oo Bilaabeysa Tareen 30 Daqiiqo ku tagaya Stockholm ilaa Oslo

0
Sweden ayaa Hirgalineysa Tareen ka tagaya Stockholm isagoo 30 Daqiiqo ku Tagaya Caasimadda Norway ee Oslo sida ay Sheegtay Shirkada isla  Tareenka ee Hyperloop. Tareenka...

Raysal wasaaraha Norway Erna Solberg oo qiratay guuldarada waxayna u hambalyeysay Jonas Gahr Støre

0
Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa maanta u Hambalyeysay Hogaamiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee Norway sida ay ku soo qortay Barteeda Bulshada. Hambalyada Erna Solberg ayaa...