Home Wararka Maanta Dadka Sweden oo Norway u tagaya Shidaal ka raqiisan Midka ay Halkan...

Dadka Sweden oo Norway u tagaya Shidaal ka raqiisan Midka ay Halkan ku heestaan

0
Foto: Malin Hoelstad/SvD/TT

Dhanka Xadka Sweden iyo Norway ayaa laga soo sheegayaa in Dadka ay u gudbayaan dhanka Norway si ay halkaasi uga soo helaan shidaal raqiis ah.

Kamuunka Trysil oo ku yaalla Xadka Sweden waxaa laga soo sheegayaa dad badan oo Swedhish ah kuwaasi oo shidaal raqiis ah u doonanaya.

Literka Shidaalka ee Sweden ayaa maraya 19 kronor ku dhawaad halka Norway uu ka yahay 15 kronor oo kaliya taasi oo keentay in dad badan ay halkaasi ka doontaan shidaal raqiis ah.

Shidaalka iyo Naftada Sweden ayaa laga dareemayaa qiimo aad u sareeya iyadoo sanad gudahiisa laga dareemay qiimaha aadka u sareeya.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here