Home Wararka Maanta Waqooyiga Sweden oo laga filayo Baraf Xoogan Dhamaadka Isbuucan

Waqooyiga Sweden oo laga filayo Baraf Xoogan Dhamaadka Isbuucan

0

Sida ay sheegtay Hay’ada Saadaasha Hawada ee Sweden waxaa la filayaa in Baraf xoogan uu ka da’o qeybo kamid ah Waqooyiga Sweden.

Meelaha laga filayo barafka waxaa kamid ah Norrland iyadoo barafka xoogiisa la filayo dhamaadka isbuucaan sida sabtida iyo axada.

Ulrica Sievert oo ka tirsan Maamulka Cimilada SMI, Barafka ayaa la filayaa in uu gaaro 15 ilaa 20 sentimitir. jimcaha maanta ilaa Axada nagu soo wajahan.

dhanka kale waxaa la filayaa dabeylo xoogan taasi oo dadka ku nool aagaasi looga digayo.

Somaliska *Malmö

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here