Home Wararka Caalamka Xukun lagu Riday Nin Dilka Xaaskiisa u Adeegsaday Maska Kobraha

Xukun lagu Riday Nin Dilka Xaaskiisa u Adeegsaday Maska Kobraha

0
Photo/Kerala [AFP]

Sooraj Kumar oo 28 sano jir ahaa ayaa maanta lagu riday Xabsi Daa’in kadib xukun kasoo baxay Maxkamada Gobolka Kerala ee Koonfurta India Sida uu baahiyay Talafashinka Aljazeera.

Ninkan ayaa Xaaskiisa u adeegsaday Maska nuuca loo yaqaano Kobraha Waxana Xaaskiisa la dhigay isbitaalka Mudo labo bil halkaasi oo ugu danbeyn ku dhimatay.

Waalidka dhalay Uthra oo ah Xaaska Kumar ayaa shaki ka muujiyay Dilka gabadhooda iyagoo Dacweeyay ninkan.

Baaritaan kadib waxaa la ogaaday in uu isaga ka danbeeyay Dilka Xaaskiisa isagoo isticmaalaya Masaska Kobraha iyo jabiso si uu ula wareego hantideeda.

Somaliska Austria

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here