Home Wararka Maanta Raisal Wasaaraha Norway Erna Solverg oo Xilka iska Casishay maanta,

Raisal Wasaaraha Norway Erna Solverg oo Xilka iska Casishay maanta,

0

Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa maanta iska casishay xilka Raisal wasaaraha Dalka.

Erna ayaa maanta soo afjartay mudo 8 sano oo xilkaasi ay heysay kadib fashilkii ka qabsaday doorashadii dhawaan ka dhacday wadanka.

Waqtiga ay ku dhawaaqeysay iscasilaada waxay booqasho kula joogtay Boqolka Dalka Norway.

xisbiga shaqaalaha oo noqday xisbiga helay guusha weyn ee doorashada, ayaa hada laga sugayaa dhismaha dowlada cusub, sidaas darteedna guddoomiyaha xisbiga, Jonas Gahr Støre, ayaa sidoo kale booqday qasriga boqortooyada ee Oslo. boqor Harald ayaa si rasmi ah ugu dhiibay hawsha dawlada iyo dhisiddeeda.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here