Sunday, May 19, 2024

Norway: Waxaan Rabnaa in la kordhiyo Tirada Qaxootiga Afganistan

0
Xaalada Dalka Afganistan ayaa ah mid faraha ka baxday tan iyo markii Kooxda Daliban ay halkaasi la wareegtay. Xisbiga Sosialistisk venstreparti ee Norway ayaa hada...

Norway oo soo bandhigtay Tirada Dadka Codkooda dhiibtay ilaa hada ee Doorashada

0
Codeynta hormariska ah ee doorashooyinka baarlamaanka ee dayrta ayaa bilaabatay 10 -kii Agoosto . Labadii maalmood ee hore, 62,339 qof ayaa ka faa'iidaystay fursadda. Sida laga soo...

Norway: Imaam Masjid oo Imaamnimadiisa looga Ceyriyay Qoraal uu soo dhigay Facebook

0
Nuur Axmed Nuur ayaa Qoraal uu soo dhigay Barta Facebook looga ceyriyay imaamnimadiisa Masaajidka Minhaajul Quraan. Imaamka ayaa 12 sano imaam ka ahaa masjidka lakin...

Qareenka Mahad Abiib oo u Waramey TV2-ga Dalka Norway ” Dulmi ayaa lagu sameeyay...

0
inkastoo ay wali cakirantahay hadana Qareenka Mahad Abiib ayaa u waramey TV2-ga Dalka Norway isagoo u sharaxay sida Mahad Abiib loogu tuntay Xaquuqdiisa. Qareenka waxaa...

CSN oo Fududeysay Dadka Deysan kara lacagta lagu barto Leysanka Gaari wadista (Körkort)

0
Hay'ada CSN ayaa wax ka badshey qaabka lagu amaahan karo lacagta lagu barto kaarka gaari wadista ee wadanka sweden. Lacagta amaahda ayaa loo ogolaa qofka...

Norway oo badashey Qorshaheeda Safarka ee Wadamada Qaar Sida Sacuudiga

0
Iyada oo ku saleysan qiimeynta toddobaadlaha ah ee Machadka Caafimaadka Dadweynaha (FHI) ee xaaladda COVID-19, dowladda Norway waxay go'aansatay inay ka beddesho xaaladda Sacuudi...

Kiisaska Corona oo ku soo Badanaya Norway, Magaalada Bergen oo Kiisaska ugu badan

0
Degmada Bergen waxay diiwaangelisay 33 xaaladood oo cusub oo ah cudurka coronavirus 24 -kii saac ee la soo dhaafay. In ka badan kala bar dadka...

Norway oo Caabuqa Corona Mar kale ku sii kordhayo Gobolada Dalka

0
Toddobaadkii hore, 2,187 caabuq ayaa laga soo sheegay Norway - marka la barbar dhigo 1,428 usbuucii ka horreeyay, sida lagu sheegay ururinta wakaaladda wararka...

Caasimada Oslo oo soo bandhigtay Tirada Dadka diiday in laga talaalo Corona

2
Dhammaan dadka waaweyn ee Oslo waxaa loo soo bandhigay tallaalka corona. Laakiin weli waxaa magaalada ku sugan in ka badan 90,000 oo ah dad waaweyn...

Shirkada Diyaaradaha SAS oo maanta 75 Sano jirsatay, Maxaad kala socotaa Wadanka laga leeyahay

0
maanta waxaa 75 sano kasoo wareegatay markii la aas aasay shirkada SAS oo fadhigeedo ugu weyn yahay Sweden waxana magaca shirkada laga soo gaabiyay...