Home Wararka Maanta Norway oo Sharuud Cusub ku Xirtay Dadka uga soo Safraya Sweden

Norway oo Sharuud Cusub ku Xirtay Dadka uga soo Safraya Sweden

0
Photo: Jonas Ekströmer / TT

Norway ayaa maanta Shaacisay in Karantiil ay Galayaan Dadka kasoo Safra Sweden Ama Sharuud ay ku tahay in Talaalka Covid-19 ay qaateen.

Siddeed gobol oo Iswiidhan ah – Blekinge, Dalarna, Jönköping, Kalmar, Kronoberg, Västernorrland, Gävleborg iyo Örebro – waxay hore u ahaayeen cagaar marka loo eego nidaamka kala soocidda Norway. Waxana laga dhaafay shuruuddii karantiilnimada. Laakiin hadda gobolladaas iyo sida dalka oo dhan ayaa sidoo kale Sharuud looga dhigay Karantiilka.

Xaalada Norway ee Hada ayaa ah mid cakiran Madama Kiisaska Corona ay ku soo kordhayaan todobaadyadii lasoo dhafaay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here