Home Wararka Maanta Raysal wasaaraha Norway Erna Solberg oo qiratay guuldarada waxayna u hambalyeysay Jonas...

Raysal wasaaraha Norway Erna Solberg oo qiratay guuldarada waxayna u hambalyeysay Jonas Gahr Støre

0
Photo Stian Lysberg Solum / NTB

Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa maanta u Hambalyeysay Hogaamiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee Norway sida ay ku soo qortay Barteeda Bulshada.

Hambalyada Erna Solberg ayaa timid iyadoo wali aan lagu dhawaaqin Natiijada Doorasha lakin Warar Hordhac ah ayaa Muujinaya in Xisbiga Shaqaalaha uu ku Horeeyo Codeynta.

Xisbiga Shaqaalaha ee Arbejderpatiet waxaa Hogaaminaya Jonas Gahr Støre kaasi oo tiro feecan ku yeelanaya Xubnaha Barlamaanka Marka fiiriyo Garabkiisa Xisbiyada kula jira.

Erna Solberg ayaa hada soo Afjartay mudo 8 sano oo Xisbigeeda hayay talada Dalka iyadoo Hada looga guuleestay Hogaanka Dalka.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here