Home Wararka Maanta Norway oo Fariin u dirtay kuwa aan Talaalka Qaadan ilaa hada

Norway oo Fariin u dirtay kuwa aan Talaalka Qaadan ilaa hada

0

Norway waxaa kordhay kiisaska Cororna Gobolo badan oo wadanka ayaa laga soo sheegayaa in kiisaska Corona ay sii badanayaan.

ku dhawaad kun Qof ama ka badan ayaa isbuuc gudahiisa laga helay Talaalka taasi oo keentay in wal-wal badan laga qaado arinta.

Wasiirka Caafimaadka Norway ayaa hada shacabka u sheegay in dad badan oo aan wali la talaalin ay qaadandoonaa talaalka.

Waxa uu ku adkeeyay dadka in ay qaataan talaalka si loo hortago faafitaanka xanuunka oo hada u muuqda mid sii badanaya.

Norway ayaa hada qorsheeneysay in wadanka laga qaado guud ahaan xayiraadaha lakin xaalada jirta ayaa keeni karta in xayiraadaha ay sii jiraan.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here