Home Wararka Maanta Dalalka Yurub oo ka Cabsi Qaba Qul Qulka Qaxootiga Afganistan

Dalalka Yurub oo ka Cabsi Qaba Qul Qulka Qaxootiga Afganistan

0

Qaxooti badan oo ka imaanaya Dalka Afganistan ayaa ku soo wajahan Qaarada Yurub.

Wadamada Yurub badankooda ayaa bilaabay in ka hortagaan Qaxootiga ku soo wajahan wadamada Yurub.

Dhoor wadan ayaa bilaabay in Xuduudahooda ay dhigeen ciidan ka hortaga qaxootiga ka imaanaya Dalka Afganistan.

Xaalada Afganistan ayaa hada u muuqata mid qatar sii galeysa markii kooxda Daliban ay qabsadeen halkaasi.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here