Home News in English Nyamko Sabuni ” Waan In Guryaha Laga saaro Waalidka Dhalay Kooxaha Gaagiska”

Nyamko Sabuni ” Waan In Guryaha Laga saaro Waalidka Dhalay Kooxaha Gaagiska”

1

Hoggaanka Xisbiga Liberalerna Nyamko Sabuni oo uu xisbigeedu horay usoo gudbiyey hindise la yiraahdo ‘’Förortslyftet’’ oo ku saabsan in sare loo qaado xaafadaha danyarta ayaa hada ka dhawaajisay hadal kale.

Sabuni ayaa sheegtay in qofku uu isagu mas’uul ka noqonayo wixii gurigiisa ka dhaca, ha gaystaan ilmahaaga, ninkaaga iwm.

Wixii gurigaaga ka dhaca adigaa ka mas’uula, Sabuni. Ayaa sidaasi u sheegtay warbaahinta.

Hadalka Sabuni waxaa kaloo ku jira in Guriga laga saaro waalidka dhalay Gaangiska hadii dhib uu dhaco markaasi.

Nyamko Sabuni ayaa si aad ah kaga soo horjeeda ajaanibta gaar ahaan Dadka geesta Falalka kala duwan waxana horay u soo jeedisay in Dadka Ajaanibta aanan laga kireynin goobaha iyo guryaha qaar.

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here