Home Wararka Maanta Toogasho ka dhacday Malmö Caawa oo Saddex Qof loo qabtay

Toogasho ka dhacday Malmö Caawa oo Saddex Qof loo qabtay

0
Foto Mikael Fritzon / TT

Wararka laga helayo Magaalada Malmö ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay qof kaasi oo u dhintay toogasho loo geestay.

toogashada ayaa ka dhacday nawaaxiga Sofielund abaaro 5 galabnimo markaasi oo booliska heleen xogta la xiriirta dhibaatada dhacday.

Booliska ayaa dhanka kale Caawa shaaciyay in ku dhawaad 3 qof loo qabtay shaki la xiriira toogashada dhacday caawa.

dhawaanahan waxaa sweden ku soo badanaya toogashooyinka iyadoo Caasimada Stockholm sidoo kale ay toogasho ka dhacday caawa.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here