Home Wararka Maanta Dowlada Norway oo si rasmi ah u furtay Xadka Dalkeeda ee Sweden

Dowlada Norway oo si rasmi ah u furtay Xadka Dalkeeda ee Sweden

0
Photo: TT

mudo sanad iyo bar dowlada Norway waxay si rasmi ah u furtay Xadka dalkeeda ee la wadaagto Dalka Sweden.

Mudada uu xadka xirnaa waxaa wadooyinka xadka lagu xiray jid-gooyooyin ka hortagaya gawaarida kuwaasi oo hada dowlada ay qaaday.

dhanka kale hadii qofka ku sugan sweden uu u safrayo Norway waa in uu talaalka qaatay ama ugu yaraan uu sameeyay baaritaanka Corona 24 saac gudahood.

Sharcigan ayaa qabanaya qofka ku noo nawaaxiga goobaha ay ka jiraan xaaladaha adag ee Corona.

Xadka u dhaxeeya Sweden iyo Norway ayaa kamid ah Xadadka ugu dheer uguna qadiimisan Wadamada Yurub waxana uu gaaraa 160 km

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here