Home Wararka Maanta Erlin oo laga soo diiday Racfaanka uu u gudbiyay Maxkamada Xili uu...

Erlin oo laga soo diiday Racfaanka uu u gudbiyay Maxkamada Xili uu diidmo heesto

0
Photo/ Privat

Erlin Armando Mejía Andino ayaa iska dhiibay dalka Sweden isagoo kasoo cararay Dalka Honduras.

Hay’ada laanta socdaalka ayaa diidmo siisay kadib markii kiiskiisa ay u aragtay mid aanan sax aheyn.

Erlin ayaa isku dhiibay in uu kasoo cararay Dalkiisa madama ay Dowlada kasoo horjeesatay shaqadiisa oo aheyd ilaalinta Xuquuqda insaaska.

Maxkamada Yurub ee ku taalla Strasbourg ayuu u gudbiyay Racfaankiisa taasi oo dhankeeda kasoo diiday.

ugu danbeyn ayuu hada diyaariyaan in uu Rafcaan kale u gudbiyo Maxkamada Yurub ee ku taalla Luxembourg.

Erlin oo lixaadkiisa dhameestirneyn ayaa Safarkiisa waxaa ku wehliya qoyskiisa waxana uu dagaal ugu jiraa sidii uu ku joogi lahaa Sweden

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here