Home Wararka Maanta Wiil Somali ah oo lagu dilay Caasimada Oslo ee Dalka Norway

Wiil Somali ah oo lagu dilay Caasimada Oslo ee Dalka Norway

0

Wiil Somali ah ayaa lagu dilay Caasimada Dalka Norway ee Oslo gaar ahaan mortensrud.

Dilka ayaa dhacay Khamiisti iyadoo Wiilka Somaliga uu u dhintay dhaawac kasoo gaaray rasaas marka hore lagu dhaawacay.

Filka dhimashada kadib Booliska ayaa la sugayay sida ay wax u dhaceen madama uu socday baaritaan la xiriira dhacdadan.

ugu danbeyn Booliska ayaa warbaahinta la hadlay maanta waxana ay sheegeen in wali qofna loo qaban dilka dhacay lakin ay wadaan baaritaan ku aadan dhacdadan.

Madaxda Sirdoonka ee Booliska Oslo oo dhacdadan ka hadashey ayaa shirkeeda jaraa’id ku soo gaabisan in aysan bixin karin macluumaad dheeri ah oo ku aadan falkan.

Norway waxaa ka dhaca Dilal lamid ah kuwa Sweden inkastoo aysan u badneyn sida Sweden oo kale.

Somaliska Oslo

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here