Norway oo Loo Magacaabay Dalka Labaad ee Aduunka ugu Cadaalada Badan, Denmark oo ugu horeysa

Dalalka dhaca Dhanka Waqooyiga Yurub ayaa galay kaalmaha ugu horeeya marka la eego wadamada ugu cadaalada badan aduunka.

Dalka Denmarka ayaa kaalinta 1aad galay halka Norway ay gashay kaalinta labaad Finland iyo Sweden ayaana kala galay kaalmaha Saddexaad iyo Afaraad.

Congo, Cambodia iyo Venezuela ayaa lagu sheegay wadamada ugu dhanka cadaalada marka la eego warbixintan.

Warbixinta oo soo saartay Rule of Law Index 2020 waxaa lagu soo bandhigay wadamada Aduunka iyo Halka ay Cadaalada ka marayaan.

Somaliska Oslo

Somaliska Sharciyada Qaxootiga iyo Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*