Sunday, May 5, 2024

Hay’ada SSB oo sheegtay in Dadka Norwejiga ugu badanyihiin Jiro qorashada Yurub oo dhan.

0
SSB falanqayn cusub oo ay ku samaysay arrinkan ayaa muujiyey in dadka shaqeeya ee noorweejigu ay yihiin kuwo kaalinta sare kaga jira waxa loo...

Norway oo soo kordhisay Sharci Qasab kugu Noqonaya oo la Xiriira Xadka Sweden

0
Mas'uuliyiinta Norway waxay go'aansadeen tijaabo khasab ah oo oo laga qaadayo xudduudaha qaarkood, iyo in la xidho waddooyinka kale ee u dhexeeya Norway iyo...

Norway oo soo bandhigtay Tirada guud dadka sanadkan loo soo raacday Canshuurta

0
2,9 milyan canshuur bixiye oo canshuur loo soo celinayo, halka 800.000 qofna laga rabo inay celcelis ahaan 25.900 krone bixiyaan. Iyadoo dowladdu soo dirtay fariinta...

Xisbiyada Norway oo ku heshiiyay Sharciyo lagula dagaalamayo Kooxaha Gangiska ee ka jira wadanka

0
Xisbiga Fremskrittspartiet (FRP) ayaa ku biirey xisbiyada dowlada gaar ahaan 9 qodob oo lagu xoojinayo la dagaalanka dambiyada gaangiska iyo danbiyada dhalinyarada ee Norway. Tani...

Norway Dowalada oo ka jawaabtay in qaxootiga laga joojiyo dagista Caasimada Oslo.

0
Ma fiicna in qaxootiga lagu soo rogo inaysan degi karin Oslo sidaas waxaa ku dhawaaqday wasaaradda isdhexgalka. Dowladda Norway ayaa sheegtay in aysan ahayn arrin...

Norway oo dooneysa in Waalidka loo kordhiyo Fasaxa

0
Wasiirka Kjell Ingolf Ropstad wuxuu doonayaa inuu kordhiyo fasaxa aabaha ee dhalashada cunugga ka dib, in la kordhiyo fasaxa waalidka, meeshana laga saaro qeybta...

Wasiir ka tirsan Norway oo loogu baaqay in uu iska casilo Xilkiisa

0
Wasiir cadaalada Dalka Norway ayaa loogu baaqay in uu iska casilo xilka uu dowlada ka hayo. Wasiirka ayaa lagu heesto shaqaaleysiinta Haweeney shari la'an ah...

Norway oo lagu soo Dhaweeyay Askartii ugu Horeesay ee Ukraine oo Dhaawac ah

0
Askartii ugu horeysay ee Ukraine ah oo lagu daweynayo isbitaalada Norway ayaa Axadii ka degay Gardermoen iyo Værnes ee Trøndelag. - Bukaannada waxa loo duuliyey...

Turjumaan yaa Loo qaban Qofka wadanka Joogay 5 Sano (Xisbiga FRP)

0
Xisbiga FRP ee Dalka Norway ayaa soo jeediyay Hindise dhigaya in aan Turjubaan Loo qaban Qof walbo oo wadanka ku Noolaa mudo ka Badan...

Norway oo isbadal ku sameysay Xayiraadaha soo galitaanka Wadamada Qaar

0
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka ee Norway ayaa soo bandhigaysa shuruudaha karantiilka safarka ee dadka ka imanaya Crete iyo jasiiradaha Northern Aegean Islands, iyo Koonfurta...