Home Wararka Maanta Turjumaan yaa Loo qaban Qofka wadanka Joogay 5 Sano (Xisbiga FRP)

Turjumaan yaa Loo qaban Qofka wadanka Joogay 5 Sano (Xisbiga FRP)

0

Xisbiga FRP ee Dalka Norway ayaa soo jeediyay Hindise dhigaya in aan Turjubaan Loo qaban Qof walbo oo wadanka ku Noolaa mudo ka Badan 5 Sano ah.

Go’anka Xisbiga ayaa yimid kadib markii Dowlada ay Ku qarash gareesay 843 Milyan Kr Sanakii 2019 waxana kordhay boqolkiiba 72 Lacagta lagu bixiyo qeybta Turjumaanta.

Gulata oo Asal ahaan kasoo jeeda Hindiya kana tirsan Xisbiga FRP ayaa sheegay in aan la Aqbali karin Qof wadanka ku nool 20 sano uu u baahdo Turjumaan isla markana doonayaan Lacag badan oo Seefgareeyaan.

Caadiyan Dalka Norway waxaa Qasab ah in Turjumaan loo qabto Qof walbo oo aan Fahmeenin Luuqada Norwegiga si uu u Fahmo waxa loo sheegayo,

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here