Home Wararka Sweden Hooyo Heysata Afar Caruur ah oo lagu dilay Degmada Huddinge ee Caasimada...

Hooyo Heysata Afar Caruur ah oo lagu dilay Degmada Huddinge ee Caasimada Stockholm

0
Photo: anders Wiklund / TT

Wararka laga helayo Degmada Huddinge gaar ahaan guri ku yaalla Flemingsberg ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay hooyo heysatay afar caruur ah.

Hooyada oo Carab ah ayaa dilka kala kulantay ninkeeda waxana falka uu dhacay Xili ay horjoogtay Caruurtooda oo guriga ku sugnaa markaasi.

Dhacdada kadib koox Dariska ah ayaa barta baraha bulshada ku faafiyay dhibaatada dhacday taasi oo keentay in xogta banaanka u soo baxdo.

Booliska oo gaaray goobta falka uu ka dhacay ayaa xiray aabaha oo falkaasi looga shakinsayahay waxana socda baaritaan xoogan.

Dhibaatooyinka Qoysaska ayaa ah dhibaatada ugu badan ee ka dhacda wadamada yurub taasi oo haweenka in badan isku dhacaan ninka ay u dhaxdo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here