Wednesday, May 1, 2024

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay in Qaxootiga Suuriya ay u furayaan Xuduuda Yurub

0
Turkiga ayaa digniin culus u jeediyay dalalka midowga Yurub, iyadoo u sheegtay in haddii dalabkeeda la fulin waayo ay qaadi doonto tallaabo culeys weyn...

Wadamada Yurub oo diiday Maraakiibta Badbaadiya Qaxootiga Liibiya kasoo tahriiba.

0
Hay'adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa lagu qasbay in ay soo afjarto qorshihii ay ku badbaadin jirtay dadka...

Shirkada Diyaaradaha Norwegian oo Shaqada ka fadhiisisay 1,600 Shaqaale

0
Shirkada Diyaarada Norwegian ee Dalka Norway ayaa maanta Shaqada waxay ka fadhiisosay 1600 Shaqaalle oo shirkada ka tirsanaa kadib markii shalay ay Dowlada Norway...

Barlamaanka Norway oo Raaligalin siiyay Gabar Somali ah oo lagu Magacaabo Nora.

0
inkastoo ay tahay Raaligalin ku aadan taageero Caruur kasoo horjeeda tarbiyeenta Waalidkooda hadana Barlamaanka Dalka Norway ayaa raaligalin siiyay Nora Ibrahim oo dalka dibadiisa...

Norway oo go’an Cusub kasoo saartay Safarada uga imaanaya Dalka UK

0
Dowlada Norway gaar ahaan Qeybta Caafimaadka ayaa maanta shaacisay in Dowlada ay xirtay Safarada uga imaanaya wadanka UK. isla Norway ayaa maanta hakad ku sameesay...

Norway Shaqo la.anta Dalka oo hoos u sii dhacday bisha December.

0
Dhamaadkii Diseembar, 63,500 ayaa si buuxda shaqo la'aan u ahaa sida ay sheegtay Nav. Taasi waxay u dhigantaa 2.3 Boqolkiiba Shaqaalaha. Shaqo la'aanta guud, oo...

Sweden Qofkii ugu horeeyay oo ku dhintay Shil uu la galay Iskuutarka Casriga

0
Nin 27 jir ah ayaa shilkii ugu horeeyey la galay basakiilka nuuca iskuutarka elektronikada ah oo uu xawaare daran ku waday. 27-jirkaan ayaa xawaare sare...

Labo Qof oo Xalay lagu Tooriyeeyay Xaafada Grønland ee Somalida u badantahay

0
Waxaa Xalay labo 'Qof lagu tooriyay Xaafada grønland kuwaasi oo weerarkooda loo adeegsaday toorey ama mindi sida uu booliska sheegay. Labada Qof ayaa dhaawaca loo...

Heerka Dhalmada ee Wadanka Norway oo korortay kala Bar Sanadkan

0
Wadar ahaan 14,578 carruur ah ayaa dhashay intii u dhexeysay bishii Abriil iyo Juun ee sannadkan. Taasi waa 575 in ka badan isla xilligii sanadkii...

Norway oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga iska dhiibay Dalkeeda Sanadkan kala barkiisa

1
tiro yar oo magangalyo doon ayaa iska dhibay Norway. Lixdii bilood ee ugu horreysay sanadka 2021. 448 qof ayaa codsaday magangalyo, tirokoobyo cusub oo ka...