Thursday, April 18, 2024

Bankiga Norway oo kor u qaaday Dulsaarka Lacagta Deynta

0
Bankiga dhexe ee Dalka Norway ayaa shaaca ka qaaday in uu saro u qaaday Lacagta Deynta ee Bankiyada gaarka loo leeyahay. Bankiga ayaa kor ugu...

Sharci Cusub oo ka bilaabanaya Dalka Norway Horaanta Sanadka Cusub ee 2019.

0
Laga bilaabo sannadka cusub, isticmaalka taleefanada gacanta ee baabuurta waxaa lagu ciqaabi doonaa laba dhibcood oo ku jiridoona liisan kaarka darawalnimada. Haddii loo baahdo, tirada...

Sawiro lagu dhajiyay daaqadaha masaajidka Bergen ee Dalka Norway

0
Habeenimadii Jimcaha laba sawir oo islaamka wax looga sheegayo ayaa la sudhay daaqadaha masaajidka Bergen inkastoo oo aanan sheegi karin nuuca sawirka. Sawirada waxaa la...

Norway oo badashey Qorshaheeda Safarka ee Wadamada Qaar Sida Sacuudiga

0
Iyada oo ku saleysan qiimeynta toddobaadlaha ah ee Machadka Caafimaadka Dadweynaha (FHI) ee xaaladda COVID-19, dowladda Norway waxay go'aansatay inay ka beddesho xaaladda Sacuudi...

Caasimada Oslo iyo Degmooyinka u dhow oo la xiray guud ahaan ( Akhriso Sharciyada...

0
Norway waxay si awood ah u xirtay guud ahaan Caasimada Oslo Sababo la xiriira Coronaha Cusub waxana Sharciyada Cusub iyo Xiritaanka uu yahay mid...

Qaarada Yurub oo Qofkii ugu horeeyay u geeriyooday Cudurka Coronavirus

0
Qofkii ugu horeeyey ayaa dalka Faransiiska ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus kaasoo sidoo kale noqday qofkii ugu horreeyay oo cudurkan ugu geeriyooda meel ka baxsan...

Maxkamada Oslo oo lasoo taagayo Haweeney Qaniiyo farta uga jartay Haweeney kale

0
Maxkamada Oslo ayaa lagu wadaa in lasoo taago haweeney 52 sano jir ah oo haweeney kale farta ugu jartay qaniinyo xili ay labadooda ku...

Akhriso Nuucyada Caafimaad Xumada uu keeno Xanaaqa..

0
Wargayska la yiraahdo European Heart Journal baa cadadkiisii soo baxay 4 March 2014 ku soo saaray, cilmi baadhis ay sameeyeen cilmi baadhayaal ka hawl...

Norway oo Xukun ku Riday Imaam Nuur Axmad oo ahaa Imaam Masjid

0
Ahmad, oo imaam ka ahaa Drammen tan iyo 2009, ayaa lagu xukumay laba qoraal oo uu ku qoray boggiisa Facebook, Drammens Tidende ayaa sidaasi qortay...

Booliska Norway oo gudaha u galay Maqaaxi Somali ah oo 22 Qof ku jirtay

0
Booliska Dalka Norway gaar ahaan Caasimada Oslo ayaa gudaha u galay Maqaaxi ku taalla Xaafada Gronland halkaasi oo loogu tagay 22 Qof oo Somali...