Gabar la dhalatay Xaaskiisa ayuu ku keenay Xaas Ahaan lakin Xabsi ayaa lagu Xukumay...
Bilowgii bishan ayey maxkamadda Fredrikstad gashay kiis adag oo la xiriiray arrimo faracyo leh. Kiiskaan oo ku saabsanaa nin iyo haweenay isqabay oo haysta...
Norway oo Xukun ku riday ninkii ka danbeeyay Weerarka Masaajidka Al-noor ee Caasimada Oslo
Norway ayaa Xukun ku riday ninkii ka danbeeyay Weerarka Masaajidka Al-noor ee Caasimada Oslo iyo dilka dad kamid ah qaraabadiisa kula noolaa guriga uu...
War Deg Deg Ah Wasiirka Cadaalada Norway Sylvi Listhaug oo iscasishay goor dhow..
Maanta oo talaado ah ayaa lagu waday in Barlamaanka Dalkan Norway uu ka doodo dood xoogan oo ka Dhalaty sawir ay wasiirada Cadaalada soo...
Norway Dadka ka shaqeeya Shirkada Boostooyinka (Posten norway) oo Shaqo la.aan ku soo wajahan.
Dalka Norway Shirkada qeebisa warqadaha ee boostada isla markana gaarsiisa Xaafadaha ayaa shirkad kale la gashay heshiis cusub.
Shirkada BM ayaa shirkada Posten norway ku...
Norway oo sheegtay in Dowlada Somaliya ay kala shaqeyso Tarxiilka Qaxootiga
Dowlada Norway gaar ahaan Hay'ada dhanka Tarxiilka u qaabilsan Wadanka ee Håvård Bekk ayaa sheegay in Dowlada Somaliya ay kala shaqeyso arimaha Tarxiilka.
Laanta Booliska...
Norway Warbaahinta gudaha oo hadal heysa Sumaya Shidane oo Shaqo Cajiib ah ku biirtay...
Shaqada Garsooranimada ama Albiitaraha ayaa ah shaqo aad u adag, Sumaya Shidane waa gabar soomaaliyeed oo 16 jir ah kuna nool Magaalada Ovrhalla ee...
Faransiiska oo u soo bandhigay Midowga Yurub Sharci Cusub oo lagu Caawinayo Qaxootiga kasoo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Faransiiska Gerald Dermanan ayaa soo dhaweeyay dalalka Yurub inay taageereen hindise Faransiiska uu keenay oo lagu caawinayo dalalka xuduudka leh ee...
Caasimada Oslo oo soo bandhigtay Tirada Dadka diiday in laga talaalo Corona
Dhammaan dadka waaweyn ee Oslo waxaa loo soo bandhigay tallaalka corona. Laakiin weli waxaa magaalada ku sugan in ka badan 90,000 oo ah dad waaweyn...
Qaabka Sweden ula tacaashay Coronavirus oo lagu tilmaamay Hab Sax ah
Dalalka Norway iyo Denmark ayaa xiray guud ahaan Wadankooda si ay kaga taxadaraan Cudurka Caronavirus lakin Sweden ayaa Dalkeeda ku soo rogin wax xanibaad...
Dhul-gariir ka dhacay Dalka Norway oo lagu la’yahay ku dhawaad 21 Qof
Dhul-gariir ayaa ka dhacay Dalka Norway gaar ahaan Degmada Gjerdrum halkaasi oo da badan laga soo daad-gureeyay halka wali la'layahay tiro kale oo dad...