Wednesday, May 1, 2024

Norway oo Dadka ugu badan ee Qaata Lacagta Ceyrta ku tilmaamtay Qaxootiga kasoo jeeda.

0
Dowlada norway gaar ahaan Hay'ada dalkaasi u qaabilsan dhanka tirakoobka ayaa warbixin ay soo saartay ku muujisay dadka ugu badan ee ku nool Dalkaasi...

Raisal Wasaaraha Norway Erna Solverg oo Xilka iska Casishay maanta,

0
Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa maanta iska casishay xilka Raisal wasaaraha Dalka. Erna ayaa maanta soo afjartay mudo 8 sano oo xilkaasi ay heysay...

Qaxooti u soo socday Dalka Norway oo lagu xiray Xuduuda Dalka Ruushk..

0
Ciidanka amaanka Dalka Ruushka eeĀ FSB ayaa xiray ku dhawaad 5 ruux oo magangalyo raadis ah kuwaasi oo u soo socday dalka Norway sanadkii hore...

Dalka Norway oo kaalinta ugu horeysa ka galay dimuqraadiyadda Caalamka.

0
Norway waxay noqotay wadanka ugu wanaagsan ama sida ugu badan ugu dhaqma dimuqraadiyadda halka Talyaanigu uu si xoog leh hoos ugu dhacay. Dalka Norway ayaa...

Khilaaf u dhaxeeya Maamulka Masaajidka Towfiiq oo sababay in lacagta Deeqda laga jarto

0
Masaajidka Towfiiq ee ka dhisan Caasimada Norway ayaa laga jaray lacagta Deeqda ee Dowlada ugu tala gashay kadib markii khilaaf soo dhexgalay Maamulka Masaajidka...

Sweden oo soo saareysa Sharciyo ku aadan Safarada Norway uga imaanaya

0
Caasimada Stockholm ayaa ku boorisay Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden, in dhammaan safarrada ka imanaya Norway laga qaado tijaabada Caafimaadka Corona.Mikael Dampre, Wasiirka Arimaha...

Qaabka Sweden ula tacaashay Coronavirus oo lagu tilmaamay Hab Sax ah

0
Dalalka Norway iyo Denmark ayaa xiray guud ahaan Wadankooda si ay kaga taxadaraan Cudurka Caronavirus lakin Sweden ayaa Dalkeeda ku soo rogin wax xanibaad...