Home Wararka Maanta Sweden oo soo saareysa Sharciyo ku aadan Safarada Norway uga imaanaya

Sweden oo soo saareysa Sharciyo ku aadan Safarada Norway uga imaanaya

0
Photo/Swedish Interior Minister Michael Damberg TT

Caasimada Stockholm ayaa ku boorisay Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden, in dhammaan safarrada ka imanaya Norway laga qaado tijaabada Caafimaadka Corona.Mikael Dampre,

Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa u sheegay TT in dowlada ay sida ugu dhaqsiyaha badan xayiraad kumeelgaar ah ugu soo rogi doonto dadka ka imanaya Norway.

Isbedeladaan ayaa yimid kadib markii isbadal ku yimid viruska Corona ee dalka Norway.

Maamulka caafimaadka ayaa dhiiri galinaya dadka ku sugnaa Norwey 14-kii maalmood ee la soo dhaafay ama la nool qof u safray halkaas si ay isu tijaabiyaan oo ay guriga u joogaa

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here