Home Wararka Maanta Norway oo Shan sano ka dhigtay Waqtiga Sugitaanka Sharciga Degenaanshaha

Norway oo Shan sano ka dhigtay Waqtiga Sugitaanka Sharciga Degenaanshaha

0
Photo: Ole Berg-Rusten / NTB

Dowlada Norway ayaa badashey mudada sugitaanka sharciga deganaanshaha oo horay u ahaa Sadex sano ah iyadoo loo badaley mudo shan sano ah sida dowlada raacisay maanta.

Xisbiyada Høyre, Krf iyo Venster ayaa isku raacay raacay in la badalo sharciga Degenaanshaha waxana sidoo kale Sharciga qeyb ka ah in Qofka loo celin karo wadankiisa hadii uu nabad noqdo mudada uu sugayo sharciga Deganaanshaha.

Xisbiga Frp ayaa sheegay in ay dowlada ku cadaadiyeen in sharciga Cusub la meelmariyo madama ay sharuud uga dhigeen si ay u taageeraan miisaaniyada 2021.

Sharciga ayaa qabanaya qofka codsada sharciga deganaanshaha ka hor bisha December 2020 halka dadka kale ay sharcigeeda qabanayaan.

Dhanka kale Xisbiga Frp ayaa sheegay in la badaley sharciga dhigaya in Qofka barta Barnaamijka Introduksjon uu dawac u furi karo Qoyskiisa taasi oo la joojiyay.

Qofka barta Barnaamijka Introduksjon ayaa waajib looga dhigay shaqo hadii uu doonayo in Qoyskiisa ama dacwad uu furo.

Somaliska Oslo

Xigasho/Aftonposten

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here