Tuesday, May 21, 2024

Norway: 17 May Maalinta Xuriyada iyo Dastuurka Dalka Norway

0
maanta oo kale sanad walbo waxaa Dalka Norway laga xusaa Maalinta Dastuurka Dalka iyadoo guud ahaan wadanka la fasaxo. Maalintan ayaa aad Qiimo ugu leh...

Warbixin Wadan walbo oo Yurub ka tirsan uma dhashaan caruur ku filan.

0
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka  EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...

Norway oo Caasimada Denmark ku dartay liiska goobaha halista ah ee Corona Sharcina kasoo...

0
Wasiirka Caafimaadka Norway ayaa xaqiijiyay in Dalal ka tirsan Yurub ay ku dareen liiska goobaha halista ah ee aan la booqan karin waxaana goobaha...

Dhalinyaro Somali ah oo kamid noqday Golaha Deegaanka ee Caasimada Oslo

0
Labo Wiil oo Somali ah ayaa kamid noqday Golaha Deegaanka ee Caasimada Oslo. Sida ay ku Waramayaan Warbaahinta Gudaha Labada Will Asal ahaan kasoo jeeda...

Qeybaha ugu badan ee Garoonka Diyaaradaha Oslo oo la xiray

0
Qeybo badan oo ka mid ah garoonka diyaaradaha ee Oslo Gardermoen ayaa loo xirey cudurkan faafa awgood, sida ay ku soo warantay idaacada Norway...

Norway Wafdi ka socda Dowlada Somaliya oo la kulmay Saraakiil ka socota Laanta Socdaalka...

0
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, Col. Maxamed Aadam Jimcaale (Koofi) oo ay wehlinayaan ku xigeenka Agaasimaha guud, Cabdullahi Xaaji Bashiir, la...

Norway Booliska oo codsaday in Qaxootiga la Dajiyo Meel Kale oo aan aheyn Caasimada...

0
Madaxa booliiska Hans Sverre Sjøvold ayaa farta ku fiiqay caqabadaha isdhexgalka ee ka jira Oslo. Xilli dhawaanahan ay jireen dhacdooyin ku aadan tooreey dad lagu...

Mareykanka oo joojiyay Duulimaadka Diyaaradaha kaga imaanaya Yurub Mudo bil ah

0
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay cudurka Caronavirus ee kusii faafaya qeybo badan oo caalamka kamid ah iyo talaabooyinka dowladiisa qaadeyso si...

Mustafa Hasan oo loo sheegay Fursada ugu danbeysay ee uu heesto iyo bisha ay...

0
1-da Luulyo ayaa suuragal ah in la arko dhamaadka nolosha Mustafa Hasan ee Norway. Diidmada ogolaanshiyaha joogitaankiisa sanadka 2019 ayay bilaabatay, marar badan ayaa...

Mariam oo Kilideeda ugu deeqday Cabdi Raxmaan oo Somaliya u dhashay

0
Waa dhacdo hadal hayn badan dhalisay kana farxisay Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim oo loo garan ogyahay (Cabdiraxmaan Waryaa) isla markaana mudo dhowr sano ah daris...