Home Wararka Maanta Norway oo go’an Cusub kasoo saartay Safarada uga imaanaya Dalka UK

Norway oo go’an Cusub kasoo saartay Safarada uga imaanaya Dalka UK

0
Photo: Azchael via Flickr

Dowlada Norway gaar ahaan Qeybta Caafimaadka ayaa maanta shaacisay in Dowlada ay xirtay Safarada uga imaanaya wadanka UK.

isla Norway ayaa maanta hakad ku sameesay labo safar oo uga imaan lahaa Norway kuwaasi oo Dowlada sheegtay in la joojiyay.

wadamo dhoor ah ayaa iska xiray Duulimaadka uga imaanayay Ingariiska kadib markii dalkaasi laga helay nuuc cusub oo Corona ah kaasi oo ka halis badan midka hada jira.

Dowlada ayaa sheegtay in Xayiraada ay soconeyso mudo 10 maalmood ah isla markana la kordhin karo waxay intaasi ku dartay in baaritaan kale lagu sameeyo dadka ka yimaaday UK 14-kii maalin ee ugu danbeeyay xataaa hadii ay karantiilka dhameysten.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here