Home Wararka Maanta Stefan Löfven oo ka hadlay Xiritaanka Xadka Sweden la wadaagto Denmark

Stefan Löfven oo ka hadlay Xiritaanka Xadka Sweden la wadaagto Denmark

0

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan oo maanta la hadlay Raadiyaha Sweden Qeybta P3 ayaa sheegay in Sweden aysan meesha ka saareenin xiritaanka Xadka Denmark halkaasi oo laga helay 9 Kiis oo nuucyo cusub oo Corona ah.

Stefan ayaa sheegay in marna meesha ka marneen xiritaanka Xadka Denmark lakin la tashiyo uu kala sameenayo arinkan Hay’ad Qaabilsan si talo bixin looga sameenayo.

Denmarka ayaa ku dhawaaqday Nuuc Cusub oo Corona ah kaasi oo ka dhaqsiyo badan kan hada jira isla markana qofka ku adkeenaya neefta.

Wadamo dhoor ah oo Caalamka ayaa xiray Xadka ay la wadaagaan Ingariiska iyo Denmark kuwaasi oo laga helay dhoor kiis oo la xiriira Xanuunka Corona.

Maanta oo Isniin ah ayay Dowlada Sweden ku dhawaaqay in uu toos u xirmay duulimaadka uga imaanayay Dalka ingariiska.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here