Home Wararka Maanta Basaska Shirkada Keolis Qaarkood ee Sweden oo Shaqada laga joojiyay maanta

Basaska Shirkada Keolis Qaarkood ee Sweden oo Shaqada laga joojiyay maanta

0

iyadoo ay jirto cabsi dhanka Corona isla markana xanuunka uu sii fidiyo ayaa qaar kamid ah Basaska ka shaqeeya wadanka qaarkood laga joojiyay shaqadooda.

Ururka shaqaalaha ee kommunal ayaa subaxnimadii Isniinta maanta go aansaday shaqa ka joojinta ilaa 40 bas oo ay maamusho shirkada basaska Keolis

Sababta ayaa ah in milicsiga muraayadda loo yaqaan ‘plexiglass’ ay dhibayso darawalka oo ay keeni karto khatar taraafikada.

“Way fiicnaan laheyd haddii hakintaan ay bilaaban laheyd axada oo basaska yar socdaan, waqtigu ma wanaagsana” ayay tiri Karin Nilsson Malmén, oo xiriiriyaha Keolis.

Ururka Shaqaalaha ee Kommunalka ma cadeen sababta ugu weyn ee halinta Basaska iyadoo xaalad adag oo Corona wadanka ka jirto

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here