Home Wararka Maanta Norway: Waxaan Rabnaa in la kordhiyo Tirada Qaxootiga Afganistan

Norway: Waxaan Rabnaa in la kordhiyo Tirada Qaxootiga Afganistan

0

Xaalada Dalka Afganistan ayaa ah mid faraha ka baxday tan iyo markii Kooxda Daliban ay halkaasi la wareegtay.

Xisbiga Sosialistisk venstreparti ee Norway ayaa hada soo jeediyay in Dowlada ay kordhiso tirada Qaxootiga Afganistan ee sharciga la siinayo.

Wadamo badan oo Caalamka Sida Sweden ayaa durba soo qaaday shaqaalahooda ku sugnaa Afganistan si ay kaga fogaadaan kooxaha la wareegay halkaasi.

ugu danbeyn wararka laga helayo Afganistan ayaa sheegaya in halkaasi ay wali ka taagantahay xaalad halis ah iyadoo dadka ay ku jiraan in ay ka cararaan dhibaatada jirta.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here