Home Wararka Maanta Sweden oo Dalka dib ugu soo celisay Shaqaalaha ku sugnaa Safaarada Afganistan

Sweden oo Dalka dib ugu soo celisay Shaqaalaha ku sugnaa Safaarada Afganistan

0
Photo/Reuters

ugu danbeyn waxaa dalka Sweden soo gaaray diyaarad siday shaqaalo ka tirsan Safaarada Sweden ku leedahay Dalka Afanistan.

Shaqaalaha ayaa lagu soo qaaday diyaraad gaar ah taasi oo kasoo dajisay Caasimada Stockholm halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

Wasiirka arimaha dibada Sweden Ann Linde ayaa barta twitterka ku soo qortay ” waad ku mahadsantihiin dadaalkiina ee ku soo dhawaada dalkiina”

Sweden ayaa dhanka kale joojisay qaxootiga la filayay in dib loogu celiyo dalkaasi kuwaasi oo heestay diidmo.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here