Home Wararka Maanta Norway oo 22,000 karoon ku ganaaxeysa Qofka aanan Xiran Marada Afka

Norway oo 22,000 karoon ku ganaaxeysa Qofka aanan Xiran Marada Afka

0
Foto: Jil Yngland / NTB

War-saxaafadeed kasoo baxay Booliska Norway ayaa lagu sheegay in booliisku rajaynayo in la raaco xeerarka cusub qof walbana uu masuuliyad iska saaro.

Haddii tallada iyo hagidda boolisku aysan raacin dadweynaha, booliska degmada Oslo ayaa tilmaamay in markaas lagugu ganaaxi karo ilaa 22,000 koron Qofka jabiya Sharciyada gaar ahaan Marada Afka lagu xirto.

“Iyadoo la raacayo sharciga booliska, u hogaansanaan la’aanta amarka booliska waxay keeneysaa ganaax dhan 2000 NOK. Xaaladaha khaaska ah, 

ku xadgudubka Sharciga Cudurrada Faafa. Ganaaxyada noocan oo kale ah ayaa keeni karta ganaax gaaraya 5,000 ilaa 22,000 karoon, sida booliisku qoreen.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here