Home Wararka Maanta Shirkada Diyaaradaha Norwegian oo Shaqada ka fadhiisisay 1,600 Shaqaale

Shirkada Diyaaradaha Norwegian oo Shaqada ka fadhiisisay 1,600 Shaqaale

0
Photo : Vidar Ruud / NTB scanpix / TT

Shirkada Diyaarada Norwegian ee Dalka Norway ayaa maanta Shaqada waxay ka fadhiisosay 1600 Shaqaalle oo shirkada ka tirsanaa kadib markii shalay ay Dowlada Norway shaacisay in aysan dhaqaalo ku caawineen Shirkadaasi.

Shaqo ka fadhiisiga Shaqaalaha ayaa maanta waxay keentay in ay hakadaan qeybo kamid ah Duulimaadyada joogtada ee tagi lagaa Dalka Sweden gaar ahaan garoonka Arland ee Stockholm.

Shirkada ayaa sidoo kale waxay xirtay 15 diyaaradood oo kamid ah 21 diyaaradood oo joogta u shaqeyn jiray xiligan oo Coronavirus lagu jiro.

Shaqo joojinta ay sameesay Shirkada Norwegian ayaa sameyn ku yeelaneysa Duuliimaadyo Caalami ah.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here