Thursday, April 25, 2024

Faafaahin Dhoor Toogasho oo ka dhacay Caasimada Norway oo dad loo qab qabtay..

0
Caasimada Noway ee OSlo waxaa habeenadan ka taagan falal amaanka kasoo horjeeda kadib markii dhoor taagasho ka dhaceen Magaalada. Subaxnimadii isniinta Abaaro 06:09 am waxaa...

Shirkada Turkish Airline oo soo bandhigtay Taariikh-da ay bilaabeyso duulimaadka yurub

0
Calan-sidaha Turkish Airlines (THY) ayaa ku dhawaaqday inay duullimaadyo toos ah ka bilaabayso 16 magaalo oo ku kala firirsan 6 dal oo Yurub ah...

Barlamaanka Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Qaxootiga lagu Xakameenayo

0
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo lagu Xakameenayo Qaxootiga Sida Sharci darada ku imaanaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub. Sharciga ayaa...

Norway Magaca Maxamed oo noqday midka ugu badan ee Wiilasha loo bixiyo

0
Dowlada Norway gaar ahaan Hay'ada SSB ayaa sanad walbo soo saarta tikoob ku aadan magacyada la bixiyay waxana sanadkii dhamaaday ugu badnaa magacyada Wiilashada...

Norway iyo Denmark oo soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo Corona la xiriira

0
Dowlada Norway iyo Denmark ayaa soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo la xiriira xaalada Corona ee dib ugu soo laabtay dalalkan labada dal ayaana isbuucan...

Norway oo isbadal ku sameysay Xayiraadaha soo galitaanka Wadamada Qaar

0
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka ee Norway ayaa soo bandhigaysa shuruudaha karantiilka safarka ee dadka ka imanaya Crete iyo jasiiradaha Northern Aegean Islands, iyo Koonfurta...

Norway oo Fariin u dirtay kuwa aan Talaalka Qaadan ilaa hada

0
Norway waxaa kordhay kiisaska Cororna Gobolo badan oo wadanka ayaa laga soo sheegayaa in kiisaska Corona ay sii badanayaan. ku dhawaad kun Qof ama ka...

Norway oo soo bandhigtay Tirada Dadka Codkooda dhiibtay ilaa hada ee Doorashada

0
Codeynta hormariska ah ee doorashooyinka baarlamaanka ee dayrta ayaa bilaabatay 10 -kii Agoosto . Labadii maalmood ee hore, 62,339 qof ayaa ka faa'iidaystay fursadda. Sida laga soo...

Koror ku yimid Tirada Caabuqa Coronavirus ee Norway oo lasoo bandhigay

0
saqdii dhexe 5,641 xaaladood oo ah infekshanka Coronavirus ayaa laga diiwaangaliyay Noorweey, tirooyinka hordhaca ah ee laga soo saaray Machadka Caafimaadka Dadweynaha ee Norwey...

Dalka Finland oo noqday Dalka ugu farxada badan dunida.

0
Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey "World Happiness Report" oo soo baxday maanta ayuu dalka Finlaan sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan...