Norway oo lagu soo Dhaweeyay Askartii ugu Horeesay ee Ukraine oo Dhaawac ah

Foto: AP / NTB

Askartii ugu horeysay ee Ukraine ah oo lagu daweynayo isbitaalada Norway ayaa Axadii ka degay Gardermoen iyo Værnes ee Trøndelag.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*