Home Wararka Maanta Britain iyo Norway oo yeelanaya Heshiis Ganacsi oo xur ah

Britain iyo Norway oo yeelanaya Heshiis Ganacsi oo xur ah

0

Dowlada Norway iyo UK ayaa yeelanaya heshiis Ganacsi oo xur ama free ah kaasi oo labada dal dhexmaraya kadib markii Dowlada UK ay ka go’day Yurub inteeda kale ama ay ka baxday midowga yurub.

Heshiiska ayaanan wali la shaacin sida uu yahay lakin maalinta jimcada ayaa la filayaa in Barlamaanka Norway loo gudbiyo arintaan si loo ansixiyo.

Barlamaanka Norwey ee Storting ayaa la filayaa in uu sharciga ansixiyo ka hor 18 june markaasi oo la xirayo.

Ole Erik Almlid ayaa warbaahinta u sheegay ” kaasi oo ganacsi muhiim u ah Norway tan iyo markii uk ay ka baxday midowga yurub ”

ka hor heshiiska rasmiga ee labada dal waxay sii isticmaalindoonaan heshiis ku meel gaar ah kaasi oo qudhiisa ah mid xur ah.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here