Home Wararka Maanta Bisha May Sweden waxaa lagu dilay 8 Qof 34 kale waa lagu...

Bisha May Sweden waxaa lagu dilay 8 Qof 34 kale waa lagu dhaawacay

0

bisha may waxay Sweden u aheyn bil halis ah marka la eego toogashooyinka ay isku geestaan kooxaha gangiska.

ku dhawaad 34 toogasho ayaa dhacday bisha may oo kaliya waxana dhintay 8 kamid ah dadkaasi sida uu booliska ku shaaciyay tiro koob uu soo saaray.

tan iyo sanadkii 2019 waa tirada ugu badneyd ee toogashada ka dhacda wadanka tusaale june 2019 45 toogasho ayaa ka dhacday sweden.

Wasiirka arimaha gudaha Sweden Mikael Damberg  ayaa bisha may ku tilmaamay bil madow ah ( en “mörk” månad)

” had iyo jeer waxaan iraahdaa waxaa jiro doona bilo qatar ah sanadkan gudihiisa durbadiiba way bilowdeen arintaasi ”

durba sanadkan gudihiisa 109 toogasho ayaa ka dhacday wadanka waxana ku dhintay 17 qof.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here