Home Wararka Maanta Sabuni oo ka qeyb gashay Todobaadka Järva kana hadashey Qodobo muhiim ah

Sabuni oo ka qeyb gashay Todobaadka Järva kana hadashey Qodobo muhiim ah

0
Foto / TT

Waxaa lagu jiraa todobaadka Järva oo ah todobaad looga hadlo arimaha siyaasada iyadoo ay ka qeyb galaan siyaasiyiinta Barlamaanka ee xisbiyada wadanka.

inkastoo todobaadkan uu ka duwanyahay sidii hore isla markana lagu qabanayo qadka internetka waxana maalinta khamiista marti ku aheyd Nyamko Sabuni.

Nyamko Sabuni ayaa ka hadashey arimaha caawinta caruurta.

Nyamko Sabuni ayaa aaminsan in hooyooyin badan ay helayaan lacag tiro badan oo waliba lagu hubo taasi oo sabab u ah caruurta badan ay heestaan.

Waxay aaminsanyahay in caruurtaasi badan ay hooyada ku dareemeyso cadaadis xoogan.

ugu danbeyn ayay sheegtay in ay dooneyso isbadal lagu sameeyo qorshaha caruurta iyo waxa loo ogolyahay inkastoo wali aysan go’ansan arintaasi.

Jadwalka Siyaasiyiinta ee Todobaadka Järva

Maanta oo jimce ah waa Jimmie Åkesson oo ka socda xisbiga Sverigedemokraterna iyo Ebba Busch oo ka socota xisbiga Kristdemokraterna.

Sabtida, Ulf Kristersson oo ka socda Moderaterna.

Axadana Stefan Löfven oo ka socda xisbiga Socialdemokraterna.

Axadda waa maalinta ugu dambeysa Toddobaadka Järva.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here