Home Wararka Maanta Germalka oo Fududeenaya Safarada uga imaanaya Sweden

Germalka oo Fududeenaya Safarada uga imaanaya Sweden

0

Dowlada Germalka ayaa fududeeneysa safarada uga umaanaya Dalka Sweden laga bilaabo maalinta Axada ee nagu soo wajahan.

Dowlada ayaa gaartay go’ankaasi madama Sweden uu hada hoos u dhacay heerka halista ee Xanuunka Coronavirus.

wadamada Lithuania, Turkey iyo Norwey qeybo kamid ah ayay dowlada u tixgalisay in ay yihiin kuwa wali uu ka jiro halista Corona.

Germalka ayaa bilaabay furitaanka qeybo kamid ah wadanka iyadoo wadamada qaar loo ogolaaay in loo furo dalka ama booqasho ku imaan karaan dadkooda.

Somaliska Berlin

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here