Home Wararka Maanta Sweden oo Sanad kadib Fasaxday taageerayaasha kubada Cagta

Sweden oo Sanad kadib Fasaxday taageerayaasha kubada Cagta

0
Photo Nils Jakobsson / BILDBYRÃ…N

markii ugu horeesay sanadkan waxaa taageerayaasha loo ogolaaday daawashada kubada cagta ee gudaha sweden.

Ciyaarta ugu horeesay ayay caawa daawadeen taageerayaal gaaraya 300 boqol kuwaasi oo daawaday ciyaar u dhaxeysay kooxaha Rosengård iyo Kristianstad.

guud ahaan kulamada laga ciyaaray sweden ayaa caawa loo ogolaaday taageerayaasha kadib mudo dhoor bilood ah oo la hakiyay.

arinta ayaa imaaneysa iyadoo dowlada ay dhawaan shaacisay in isbadal cusub lagu sameeyay xeerarka corona ee wadanka ka jiray.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here