Home Wararka Caalamka Donald Trump oo laga xiray Baraha Bulshada Sida Facebook iyo Instagram

Donald Trump oo laga xiray Baraha Bulshada Sida Facebook iyo Instagram

0

Madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa laga xiray Akoonada uu ku lahaa baraha Facebook iyo Instagram.

Shirkada Facebook oo iska leh sidoo kale Instagram ayaa maanta oo jimcaha xirtay ama hakisay labadaasi akoon iyadoo ku sababeesay tilaabooyinka trump ama ficilada uu ka muujiyay wixii ka dhacay aqalka cad bisha January ee Sanadkan.

mudo labo sano ah ayaa la hakiyay akoonada waxana shirkada Facebook ay sheegtay in 2023 bisha january ay dib u eegidoonto hadii loo ogolaan karo mar kale.

Trump ayaa ah siyaasi ay madax martay cadaanimada waxana uu dhoor jeer fagaaraha lasoo istaagay sida uu uga soo horjeedo dadka ajanabiga ama xitaa madowga.

ficiladiisa adag ayaana keentay in Dowlada Mareykanka ay qal qal ka dareento dhanka amaanka ee wadanka

Somaliska USA

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here