Home News in English Barlamaanka Denmark oo ogolaaday Sharci Cusub oo Qaxootiga ah

Barlamaanka Denmark oo ogolaaday Sharci Cusub oo Qaxootiga ah

0

ugu danbeyn Barlamaanka Denmark ayaa ogolaaday sharci Cusub oo lagu wajahayo qaxootiga ku cusub Dalka ee doonaya magangalyo siyaasadeed nuuc walbo.

Sharciga ayaa dhigaya in Demark ay xaruun ka furato Wadan kale kaasi oo la geenayo qaxooti walbo oo wadanka iska dhiiba iyadoo intaasi kadib la furayo dacwada kiiskiisa.

Hadii Dowlada ay u ogolaato Sharciga waxaa markaasi loo ogolaandoonaa Dalka loona soo qaadidoonaa hadii kiiskiisa loo arko mid adag waxay dowlada dib ugu celindoontaa wadanka uu u dhashay.

Wasiirka Socdaalka Denmark ayaa horay u gaaray Wadamo badan sida Rwanda si halkaasi looga qiimeeyo furista xaruun magangalyo doon oo la geeyo dadka iska dhiibay wadanka Denmark.

Denmark oo ah Dal aad u yar ayaa dhanka kale soo saara sharciyo adag oo qaxootiga ka dhan ah waxana arintaasi dhaleeceeyay Hay’ada u dooda arimaha qaxootiga.

Somaliska Denmark

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here