Home Wararka Maanta Norway oo soo kordhisay Sharci Qasab kugu Noqonaya oo la Xiriira Xadka...

Norway oo soo kordhisay Sharci Qasab kugu Noqonaya oo la Xiriira Xadka Sweden

0
Photo: Grundseth, Dag W./NTB scanpix

Mas’uuliyiinta Norway waxay go’aansadeen tijaabo khasab ah oo oo laga qaadayo xudduudaha qaarkood, iyo in la xidho waddooyinka kale ee u dhexeeya Norway iyo Sweden.

38 marin xuduudeed, oo ay kujiraan bada, cirka iyo dhulka, inta udhaxeysa Norway iyo Sweden ayaa furan hada iyadoo inta kale ay xiranyihiin lakin Dowlada ayaa dooneysa in kuwa Cayiman la furo kuwaasi oo Baaritaan qasab ah lagu marayo.

Lars Aune, oo ah madaxa shaqaalaha ee Booliiska Qaranka Noorweey ayaa yidhi “Qaar ka mid ah xuduudaha waxaa ka mid ah goobo si toos ah loogu baaro dadka oo fursado baaritaan ka jiraan.

Goobaha qaarkood waxaad la kulmeysaa booliiska halkaas oo baaritaanka kadib gali karto wadanka sida booliska uu sheegay.

Norway ayaa soo saartay Sharciyo aad u tiro badan oo la Xiriira Xaalada Corona ee lagu jiro.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here