Thursday, April 25, 2024

Norway oo sheegtay in ay Caawineyso Sweden hadii ay weydiistaan Caawin

0
Agaasimaha caafimaadka Norway ayaa sheegay in Norway ay caawin doonto Sweden hadii ay caawimaad weydiistaan. Dhakhtarka sare Jon Henrik. - Wax codsi ah kamaanu helin...

Sharci Cusub oo ka bilaabanaya Norway Sanadka Cusub oo lagu muteesanayo ganaax 5,000 NOK

0
Haddii aad isticmaasho taleefankaaga gacanta inta aad gaari wadid, waxaa lagugu ganaaxi karaa 5,000 NOK iyo saddex dhibcood laga bilaabo Sannadka Cusub sida maanta...

Tirada dadka laga soo tarxiilay Norwey oo korortay Boqolkiiba 103% Sweden oo ugu horeysa...

0
Dad gaaraya 7,821 qof ayaa laga tarxiilay Norwey kow iyo tobanka bilood ee ugu horeeya sanadka. 7,821 ka mid ah, wadar ahaan 5,956 qof ayaa...

Dowlada Norway oo isbadal ku sameesay Sharciyada Xanibaadaha ee jira

1
Wasiirka cadaalada Norway Monica Mæland ayaa sheegtay inay soo jeedinayaan isbadal dhowr ah oo lagu sameynayo sharciyada hoteelada karantiilku ka jiro. Bent Høie ayaa...

Weeraro waaweyn oo lagu qaaday Norwey kuwaasi oo lagu jabsaday Xogta Barlamaanka

0
Weeraro waaweyn oo lagu qaaday Norwey kuwaasi oo lagu jabsaday xogo muhiim ah sida ay sheegeen qeybta Sirdoonka ee Dalka Jilayaal Ruush ah ayaa ka...

Norway oo ku ganaaxday 20,000 NOK Tabaraha Xulka Qaranka Ståle Solbakken

0
Dagbladet ayaa shaaca ka qaaday Isniintii in tababaraha xulka qaranka Norway Ståle Solbakken uu jabiyay karantiilkii ka dib markii uu ku sugnaa garoonka Briskeby...

Norway oo Shan sano ka dhigtay Waqtiga Sugitaanka Sharciga Degenaanshaha

0
Dowlada Norway ayaa badashey mudada sugitaanka sharciga deganaanshaha oo horay u ahaa Sadex sano ah iyadoo loo badaley mudo shan sano ah sida dowlada...

Norway oo Xukun ku riday Aabe Xaaskiisa 40 jeer ku dhuftay Faas ilaa ay...

0
Nin 35 sano jir ah ayaa lagu xukumay 19 sano oo xarig ah kadib markii uu xaaskiisa 40 jeer ku dhuftay faas iyo mindiyo....

Leysinka wadista Gawaarida oo loo ogolaanayo Caruurta 16 sano jir-ka ah ee ku nool...

0
Si looga dhigo mid soo jiidasho leh dhalinyarada ku nool tuulada, guddi ayaa soo jeediyay in hoos loo dhigo xadka da'da ee shatiyada wadista...

Mustafa Xasan oo loo tarxiilayo dambi ay gashay Hooyadiis isagoo 18 sano jir ah

0
Mustafe Xasan waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool Dalka Norway kaasi oo sharciga laga ceshtay isla markana lagu amray in uu dalka isaga...