Friday, April 19, 2024

Booliska Norway oo toogasho ku dilay nin ku noolaa magaalada Bergen

0
Booliska magaalada Bergen ayaa shaaciyay in nin 30 sano jir ah kuna noolaa magaalada Bergen ay toogasho ku dileen habeenimadii xalay. Sida ay warbixintooda ku...

Norway oo soo bandhigtay Sharci Cusub oo qabanaya Qof Walbo oo wadanka galaya

0
Shir jaraa'id oo maanta ay qabatay Dowlada Norway gaar ahaan Wasiirka Caafimaadka iyo Hay'ada Caafimaadka ee Dowlada ayaa lagu soo bandhigay Sharci cusub oo...

Norway oo go’an Cusub kasoo saartay Safarada uga imaanaya Dalka UK

0
Dowlada Norway gaar ahaan Qeybta Caafimaadka ayaa maanta shaacisay in Dowlada ay xirtay Safarada uga imaanaya wadanka UK. isla Norway ayaa maanta hakad ku sameesay...

Duqa Magaalada Skien oo raaligalin ka bixisay Hadal ay Somalida ka sheegtay

0
Duqa Magaalada Skien ee Dalka Norwey gaar ahaan Gobolka Telemark oo qabatay shir jaraa'id ayaa raaligalin waxay siisay Somalida ku nool Magaaladeeda kuwaasi oo...

Norway oo war kasoo saartay dib u celinta Mustafe Hassan

0
War kasoo baxay Hay'ada UDI ee arimaha Socdaalka u qaabilsan Norway ayaa lagu sheegay in Dib loo dhigay dib u celinta Mustafe Hassan oo...

Qaxooti laga soo qaadayo Giriiga oo gaaridoona Norway

0
Sida uu qoray wargayska VG, Giriiga ayaa xerada Moria ka soo xulay30 qof oo qoxooti ah kuwaas oo loo rari doono Norway. “Waxaan helnay liis...

Xisbiyada Norway oo ku heshiiyay Sharciyo lagula dagaalamayo Kooxaha Gangiska ee ka jira wadanka

0
Xisbiga Fremskrittspartiet (FRP) ayaa ku biirey xisbiyada dowlada gaar ahaan 9 qodob oo lagu xoojinayo la dagaalanka dambiyada gaangiska iyo danbiyada dhalinyarada ee Norway. Tani...

Qareen kula taliyay in ay ka baxsato barnevern Hooyo laga qaadi lahaa Caruurteeda oo...

0
Qareen ku sugan Magaalada Trondheim ayaa dacwadiisa waxaa la horkeenay Maxkamada Trøndelag kaasi oo lagu eedeeyay in uu Hooyo kula taliyay ka baxsashada Hay'ada...

Caruur laga qaaday Waalidka dhalay oo dhintay Booliska oo xiray Qoyska loo dhiibay

0
Waxaa Xabsiga la dhigay Nin iyo Naag loo dhiibay Caruur laga qaaday Waalidka dhalay gudaha magaalada Trondheim ee Wadanka Norway. Booliska ayaa xiray mudo afar...

Dhaqtarad Ayan Bashiir Sheikh-Mohamed oo ku guuleysatay mid kamid ah Bilad sharafta ugu qaalisan...

0
Ayan Bashiir Sheikh-Mohamed waxay aad uga shaqeysay ka hortaga faafinta Coronavirus gaar ahaan jaaliyadaha soomaaliyeed ee Norwey. Taas awgeed, waxay heshay abaalmarinta Harry Hole...