Friday, March 29, 2024

Norway oo ku dhawaaqday Xayiraado Cusub oo dheeri ah Xili Corona uu sii kordhayo

0
Galabnimadii Axada dowlada Norway ayaa go’aansatay inay shaaciso dhowr talaabo oo cusub oo looga hortagayo coronavirus. dowladda ayaa sheegtay in dib loo dhigay howlaha isboortiga...

Norway oo soo kordhisay Sharci Qasab kugu Noqonaya oo la Xiriira Xadka Sweden

0
Mas'uuliyiinta Norway waxay go'aansadeen tijaabo khasab ah oo oo laga qaadayo xudduudaha qaarkood, iyo in la xidho waddooyinka kale ee u dhexeeya Norway iyo...

Norway oo maanta Qaaday Xayiraada Safarada ee Uk

0
Xayiraadda safarka ee duulimaadyada ka imanaya UK ayaa laga bilaabo maanta dib loo furay gudaha Norway. Qaaditaanka Xayiraadda ayaa bilowday 5:00 PM oo Sabtida, Janaayo...

Norway ”Goobta Shaqada ma imaan karaan Somalida aanan Wadan Warqada Tijaabada Corona”

0
Dowlada Norway ayaa ku jirta dadaalo ay ku bixineyso ka horgata Xanuunka Corona ee sida aadka ugu faafay Caalamka Waxana taasi ay keentay in...

Dhul-gariir ka dhacay Dalka Norway oo lagu la’yahay ku dhawaad 21 Qof

0
Dhul-gariir ayaa ka dhacay Dalka Norway gaar ahaan Degmada Gjerdrum halkaasi oo da badan laga soo daad-gureeyay halka wali la'layahay tiro kale oo dad...

Booliska Norway oo hakiyay Masaajid ay ka Socota Salaada Jimcaha

0
Xili Dowlada Norway ay soo saartay in 10 qof oo kaliya ay iskugu imaan karaan hal goob ayaa mid kamid ah Masaajida Norway gaar...

Norway oo kordhisay xayiraadda saaran Dadka kasoo safraya Ingiriiska

0
Dadka Britishka ah wali looma ogola inay u safraan Norwey, iyadoo Norway ay kordhisay xayiraada dadka kasoo safraya UK, ilaa 29 December. Sidaasi waxaa sheegtay...

Norwey oo Sharciga u diiday midna siisay Labo Wiil oo walaalo ah

0
Dhacdooyin adag ayaa ka dhaca Dalka norway taasi oo saameyn ku yeesha bulshada dhexdeeda isla markana mararka qaarkood aad loo hadal hayo. Dhacdooyinkaasi waa qeyb...

Norway oo soo saartay Degmooyinka ku horeeya Talaalka Corona ee bilaabanaya

0
Norway ayaa shaacisay in 26 bisha December uu bilaabanayo Talaalka Corona kaasi oo durba soo gaaray wadamada Yurub badankooda. Dowlada ayaa soo saartay liiska degmooyinka...

Booliska Norway oo toogasho ku dilay nin ku noolaa magaalada Bergen

0
Booliska magaalada Bergen ayaa shaaciyay in nin 30 sano jir ah kuna noolaa magaalada Bergen ay toogasho ku dileen habeenimadii xalay. Sida ay warbixintooda ku...