Home Wararka Maanta Norway Magaca Maxamed oo noqday midka ugu badan ee Wiilasha loo bixiyo

Norway Magaca Maxamed oo noqday midka ugu badan ee Wiilasha loo bixiyo

0

Dowlada Norway gaar ahaan Hay’ada SSB ayaa sanad walbo soo saarta tikoob ku aadan magacyada la bixiyay waxana sanadkii dhamaaday ugu badnaa magacyada Wiilashada magaca Maxamed marka la eego Caasimada Oslo.

Sanadkii sadexaad ooo xiriir ah ayuu magaca Maxamed ku soo baxay magaca ugu badan ee loo bixiyo wiilasha ku dhashay Caasimada Oslo.

Dhoor arimood ayaana arintaasi loo sababeeyay waxana ugu weyn in dadka ajaanibta ee Muslimiinta ay wadanka ku sii badanayaan.

Yakob iyo Nora ayaana noqday labada magac ee ugu badan guud ahaan Wadanka Norway marka la eego liiska magacyada

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here