Monday, April 29, 2024

Sweden oo ku dhawaaqday Mamnuucista Safarada Norway ka imaanaya

0
Wasiirka arrimaha gudaha ee Iswiidhan, Mikael Dampere, ayaa ku dhawaaqay mamnuucida ka soo gelitaanka Norway ee Sweden, iyadoo lala xiriirinayo kororka kiisaska nooca cusub...

Erna Solberg ” Dadka ku nool Oslo waa in aysan u Bixin Gobolada kale...

0
Raiisel wasaare Erna Solberg (H) ayaa sheegtay in dadka noorwiijiga ah aan loo ogoleyn inay ka baxaan gobolka Oslo si ay u aadaan Gobolada...

Dowlada Norwey oo gabi ahaanba xireysa Iskuulada Waxbarashada Wadanka

0
Dowlada Noorweey ayaa biloowday diyaarinta gebi ahaanba xirida iskuulada iyo xanaanooyinka caruurta, laakiin waxay iska ilaalin doontaa ilaa inta ay suurta gal tahay, ayuu...

Sweden oo soo saareysa Sharciyo ku aadan Safarada Norway uga imaanaya

0
Caasimada Stockholm ayaa ku boorisay Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden, in dhammaan safarrada ka imanaya Norway laga qaado tijaabada Caafimaadka Corona.Mikael Dampre, Wasiirka Arimaha...

Ilaa 50,000 kroner: Booliska Oslo ayaa laban laabaya ganaaxyada la xiriira corona

0
Booliska Oslo ayaa laba jibaaraya ganaaxyada dhowr dambi oo la xiriira corona. Kuwa qabanqaabiya xafladaha oo jebiya xayiraadda haysashada in ka badan toban qof oo...

Norway Magaca Maxamed oo noqday midka ugu badan ee Wiilasha loo bixiyo

0
Dowlada Norway gaar ahaan Hay'ada SSB ayaa sanad walbo soo saarta tikoob ku aadan magacyada la bixiyay waxana sanadkii dhamaaday ugu badnaa magacyada Wiilashada...

Muslimiinta Norway oo soo saaray go’an la xiriira Soonka iyo Ciidaha

0
ku dhawaad 80 Masjid oo ka dhisan Dalka Norway oo yeeshay kulan ayaa ugu danbeyn waxay ka heshiiyeen khilaaf dhexdooda ka jira oo ku...

Norway ” Waxaa jira dhimashada 13 Qof oo lala xiriirinayo Talaalka Corona ”

0
Dowlada Norway ayaa sheegay in ay jiraan ku dhawaad 13 Qof kuwaasi oo dhimashadooda ay timaaday kadib Talaalka Corona ay qaateen waxana warbixintan soo...

Norway oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga iska dhiibay Dalkeeda iyo inta Somalida ah

0
1,387 magangalyo doon ah ayaa Norwey yimid sanadkii 2020, marka loo eego tirooyinka hordhaca ah ee ay soo saartay UDI . Tani waa hoos...

Sharciyada Cusub ee Norway ka bilowday Sanadka 2021 bilowgiisa ( Dhageyso )

0
Sanadkan 2021 waxaa Dalka norway ka bilowday Sharciyo cusub iyadoo kuwa horay u jiray isbadal lagu sameeyay. Warbaahinta Somaliska ayaa soo koobeysa Sharciyada ka bilaabanaya...